Akhriso: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In 100Ka Maalka Maalin Uu Xilka Hayo 4qodob Muhiim Ah Uu Hirgaliyay.

0
296

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay ka hadlayay waxqabadkiisa 100-kii maalin aynu soo dhaafnay tan iyo markii uu xilka la wareegay ayaa sheegay in dowladiisa ay wax badan ku guuleystay in la hirgaliyo wax kalana ay harsan yihiin.

Madaxweyne Farmaajo oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 15-ka MAY Maalinta dhalinyaradda Soomaliyeed oo ka dhacday Xarunta Dowladda Hoose ayaa in mudadii uu xilka hayay uu ku guuleystay in wax laga qabto qodobada kala ah.

1-Mushaarkii la siin jirey Ciidamaada Dowlada Soomaliya iyo shaqaalaha Dowladda.

 

2-In lasoo celiyay karaamadii iyo sharafkii meel walbo la ina leeyahay waa idinla qaadanay.

 

3– In la keenay wasiiro shaqada ku carbisan aqoonteedana leh.

 

4– In la bilaabay wadashaqeyn, Hay’adaha ah sida World Bank iyo IMF oo hada aan kawada hadlayno in deymaha nalaga cafiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here