Hamigii nafteydaay haween boqoradoodaay (geeraar jaceyl oo macaan)

0
3493

F.G: geeraarkan Shabakadda Rajo Qaran Waxaa lagu dabaacay Sanadkii 2011 Hadda waxaan usoo dabaacnay Dib

Geeraarkan gaaban oo ay idiin soo gudbineyso www.Rajoqaran.com waxa uu qeyb ka yahay geeraaro ay shabakada   ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer .

Hamigii nafteydaay
Haween boqoradeeday
Hasaawe taan wadaagnee
Hami guur u qaadaay
Hoy in aan wada galno
Hanad ii xanbaartaan
Haminayaa macaaney

Hadal aan dhameeye
Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii rumeee
Haween boqoradeeday
Hubaal waan ku sugayaa
Hanti tan uga qaalisaney
Hadal aan dhameynee
Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii ruumee

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here