Finalka Koobka Aduunka, Vicente del Bosque ayaa saftey lix ciyaartoy oo Barcelona ah (Puyol, Pique, Busquets, Xavi, Iniesta iyo Pedro) iyo Villa. Barcelona ayaa laheyd qaab ciyaareedkeeda ugu weyn ee ay ku ciyaarehsay Spain halka kulan saaxiibtinimo oo ay la ciyaareen Uruguay sanadka 2013, todobo7 ciyaaryahan oo Barvelona ah ay ku soo bilaawdeen.
Si kastaba ha ahaatee, Barcelona ayaa saameyn ku yeelatay kadib ka fariisashadii ugu dambeeyay ee Pique iyo Iniesta iyo sidoo kale Jordi Alba Oo Lagasoo tagey.Real Madrid Ayaana ah Kooxda Ugu xidigaha badan Spain Hada Isco, Carvajal, Nacho, Asensio iyo Lucas Vazquez ayaa dhamaantood ku soo laabanaya garoonka, madaama kooxda ay miisaan weyn ku laheyd qolka labiska Spain. Tan Intii lagu guda jiray Koobka Adduunka ee Russia, waxay ahaayeen kooxdii ugu badnayd ee la soo ciyaaray lix ciyaaryahan.