Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow (Akhriso)

0
329

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Wasaarada Amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in xariga Sheekh Mukhtaar Roobow ay ka dambeyso dowlada Federaalka.

Warka kasoo baxay Wasaarada Amniga gudaha ayaa lagu sheegay in Abuu Mansuur ka biyo diiday amarkii horey Wasaarada uga soo baxay ee ku aadanaa in uu ka haro doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed sidoo kale cadeeyo go’aankiisa.

Wasaarada Amniga ayaa sidoo kale ku eedeesay Abuu Mansuur in magaalada Baydhabo soo galiyay maleeshiyaad hubeesan oo ku heyb ah uuna k magaalada ka waday falal amaanka wax u dhimaya.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Wasaarada Amniga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here