Dowlada Federaalka Soomaaliya oo diyaarad siday gargaar u dirtay magaalada Baardheere

Diyaaraddii ugu horeysay oo siday Gargaar loogu talagalay dadkii ay Fatahaada sameeyeen ayaa Maanta gaartay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gado.

Diyaaradan ayaa siday gargaar iskuugu jiro Daawooyin , Maro kaneecooyin , Teendhooyin, bustoyaal iyo agabyo kala duwan oo ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu talagashay gargaarka dadka ay fatahaadu Saameeysay.

Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa isku xilqaamay u gurmashada dadka ay fatahaada iyo daadka ay ku saameeyeen qaar kamid ah gobolada dalka oo uu ugu horeeyo Gobolka Hiiraan oo magaalada Beledweyne ay ka barakaceen dad farabada waxaana lagaarsiiyay gargaar kala duwan.

 

 

 

MAXAA CUSUB?

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sagootiyay Ciidamo Dhammeystay Tababar Loogu Diyaarinayay Howl-gallada Argagaxisada Lagu Baacsanayo
- Jan 26, 2020
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan xoogga ...
Dowlada Mareykanka oo Kenya ugu deeqday Diyaarado dagaal oo lagula dagaalamayo…
- Jan 26, 2020
Dowlada Mareykanka ayaa diyaarado dagaal ugu deeqday ciidamada Cirka ee dalka Kenya, waxaana diyaaradahan ...
Al Shabaab oo Fagaare ku toogatay Sadex nin uu ku jiray nin Oday ah (Akhriso Magacyada)
- Jan 26, 2020
Fagaare kuyaala deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubada Hoose ayaa shalay galab lagu toogtay sadex ...
Dowladda Federaalka oo ciidamo u daabushay degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo
- Jan 26, 2020
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ay labadii maalmood ee ...
Sheekh Shaakir oo ku hanjabay inay dhisayaan maamul ay leeyihiin dadka reer Galmudug
- Jan 26, 2020
Madaxa Xukuumadda Galmudug, kana mid ah Hoggaanka Ahlusuna Wal-Jameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ...