(Akhriso) War Murtiyeed ka dhan ah DF oo ka soo baxay shirkii Puntland & Jubbaland

0
394

War-murtiyeed ayaa goor dhow kasoo baxay Shirka Iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubbaland Shirkaasoo intii u dhexeysay January 18-19, 2020 ku qabsoomay magaaladda Boosaaso.

Waxaa shirkan uga qeyb galay labada dhinac wufuud ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maalmahan oo booqanayey Boosaaso.

Hoos ka akhriso War murtiyeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here