News By admin

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sagootiyay Ciidamo Dhammeystay Tababar Loogu Diyaarinayay Howl-gallada Argagaxisada Lagu Baacsanayo
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay ka qayb qaadashaya howl-gallada argagaxisada la gula dagaalayo. Ciidanka oo lagu tababaray xerada ...
Dowlada Mareykanka oo Kenya ugu deeqday Diyaarado dagaal oo lagula dagaalamayo…
Dowlada Mareykanka ayaa diyaarado dagaal ugu deeqday ciidamada Cirka ee dalka Kenya, waxaana diyaaradahan loogu tala galay in Kenya kula dagaalanto kooxda Al Shabaab oo weeraro ka fuliya gudaha dalkaasi. Magaalada ...
Al Shabaab oo Fagaare ku toogatay Sadex nin uu ku jiray nin Oday ah (Akhriso Magacyada)
Fagaare kuyaala deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubada Hoose ayaa shalay galab lagu toogtay sadex nin oo lagu eedeeyay in ay katirsanaayeen ciidanka dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland. Maxkamada xarakada Al ...
Dowladda Federaalka oo ciidamo u daabushay degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ay labadii maalmood ee la soo dhaafay ay u daabushay Ciidamo gaaraya in ka badan boqol askari, kuwaasoo laga dejiyay ...
Sheekh Shaakir oo ku hanjabay inay dhisayaan maamul ay leeyihiin dadka reer Galmudug
Madaxa Xukuumadda Galmudug, kana mid ah Hoggaanka Ahlusuna Wal-Jameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay gebi ahaanba afduubtay doorashada Galmudug, dadka reer Galmudugna ay maamulkooda ...
Hey’adda Socdaalka oo muddo todobaad hakad gelisay howlihii baasaboorka
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Soomaaliya ayaa muddo todobaad ah hakad gelisay howlihii qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga. War qoraal ah oo ka soo baxay Hey’adda ayaa lagu sheegay in howlo farsamo ...
Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay inay gabogabo mareyso xero lagu xareynayo xoolaha dhex socda magaalada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in xoolaha dhex socda waddooyinka Muqdisho lagu xareynayo xero ku taal Kawaan bare, iyadoo ay heer gabogabo mareyso dhismaha xeradaas. Guddoomiye Cumar Filish ...
Ciidamada Booliska Jowhar oo gacanta ku soo dhigay aabbe wiilkiisa gowracay
Taliyaha Ciidanka Booliska magaalada Jowhar Maxamed Siyaad Canjeex ayaa sheegay in ciidanka Booliska ay gacanta ku soo dhigeen aabihii xalay wiilkiisa ku gowracay mid ka mid ah xaafadaha Jowhar. Taliyaha ayaa ...
Goodax “Puntland waa in Imtixaanka galaan ama ay isku filnaadaan oo aysan Shahaado soo raadsan”
Wasiirka Waxbarashada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in aan weli xal loo helin khilaafkii ka taagnaa Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare ee u dhaxeeyay Wasaaradda ...
Maxay ka wada hadleen Saciid Deni iyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo ku sugan magaalada Naiorbi ayaa la yeelanaya kulamo kala duwan wakiilada Ururada iyo Safiirada dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa la kulmay Wakiilka Urur ...

Next Page »